Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editor: Podcast
  • Duración: 44:57:15
  • Mas informaciones

Informações:

Sinopsis

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison

Episodios

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    30/01/2026 Duración: 01min

    Raiisul wasaaraha oo bilaabaya boodhkas Wiil 12 jir ah oo ka laabtay dil uu qiray Wiil dhintay oo laga helay guriga dhalinyarada SIS

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhan

    28/01/2026 Duración: 02min

    -Qoyskii cunuga 14-jirka ahaa ee ladilay 2023 oo looxukumay lacag faquuq ah. -Raysalwasaaraha oo sheegay in lasamayndoono gole dhowra xuquuqda dumarka. -Ey-da oo dhaawacyo badan gaysata sanadwalba.

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    27/01/2026 Duración: 02min

    Qarax ka dhacay iridda jaranjaro dhisme ku yaal Västerås Degmooyin badan oo doonaya soo galooti horleh Sahlgrenska oo si weyn u dhimay safafka sugitaanka qalliinka

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    26/01/2026 Duración: 02min

    Walaac Maraykanka la dareemayo oo kordhay Deymaha carruurta dada yar ayaa kordhaya Dakhliga agaasimeyaasha ayaa ka kordhaya kan shaqaalaha

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    23/01/2026 Duración: 01min

    Haweeney laga laaa Uddevalla oo meydkeeda la helay. Doofaar dhintay oo la suray iskuul hortiisa. CSN oo dhibaato ku qabta bixinta lacagaha.

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhan

    22/01/2026 Duración: 01min

    Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu soo jeediyay. Dambiilayaasha oo lacag farabadan galiya sweden.

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    21/01/2026 Duración: 01min

    Kontoroolka shaqaalaha dugsiyada oo la ballaarin doono Hal qof oo ay qabatay Säpo oo looga shakisan yahay hanjabaad wasiirro Amiiradda Désirée oo geeriyootay

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    20/01/2026 Duración: 01min

    Raiisul Wasaaraha Ulf Kristersson oo u safraya Davos In ka badan 100 kun oo qof oo dooneysa inay gasho imtixaanka jaamacadda Meyd laga helay degmada Uddevalla

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    19/01/2026 Duración: 02min

    Guddiga Arrimaha Dibadda oo loo yeeray kulan Xukuumadda oo soo jeedisay in la helo daahfurnaan buuxda ee dhanka iskuullada gaarka ah Hoos u dhac weyn oo ku yimid filimada Iswiidhan ee shinoomada:

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    16/01/2026 Duración: 02min

    Dhaqaalaha Sweden oo deggan inkasta uu jiro walwal caalami ah Heerka ugu sarreeya ee influensaha kirismaska oo dhammaaday Dhimasho badan oo ka dhacday buuraha sannadkii hore

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    15/01/2026 Duración: 02min

    Koran gubaha Salwan Najem oo magangalyo ka codsaday Maraykanka Kormeere gaadiid oo ku dhintay shil intii lagu jiray imtixaanka gaari kaxeynta Shaqo laaanta oo hoos u dhacday

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    14/01/2026 Duración: 02min

    Baaritaanka booliiska ee weerarkii Örebro oo soo dhamaaday Xisbiga Liberalerna oo weli ka hooseeya xadka baarlamaanka ee cabbirka cusub Nin bangi ka shaqeeya oo faaruqiyay akoono dhaxal ee 137 qof

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    13/01/2026 Duración: 01min

    Dad badan ayaa laga mamnuucay maktabadda Nin kufsaday haweeney xabsi iyo musaafurin lagu xukumay Saddex tan oo kookayn ah oo laga helay konteenar ka yimid Koonfur Ameerika

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    12/01/2026 Duración: 02min

    Dad ku jira shaqa qaran oo loo diiday daryeel caafimaad Hogaamiye cusub oo burcad ah oo la qabtay TV4 oo maanta hawada uga baxaya guryaha qaar.

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    09/01/2026 Duración: 02min

    Dugsiyada gaar loo leeyahay ee si xun loo maamulo waa in la joojiyaa Khasaaraha ugu weyn ee duufaantu u geysatay kaymaha tobankii sano Dhaqaalaha Sweden oo ka kobcay sidii la filayay

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    08/01/2026 Duración: 02min

    Xildhibaan Katja Nyberg oo ka tirsan xisbiga SD oo loo qabtay tuhun ah saqrad ku kaxeeyn gaari. Boliis lagu soo oogay kufsi carruur. Sicir bararka oo hoos u dhacay.

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhen

    07/01/2026 Duración: 02min

    Horyaalka Adduunka ee kubadda hockey-ga junyarrada. Dacwad lagu oogay nin looga shakisan yahay khiyaano dahab. 17 jir loo xukumay dil.

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

    05/01/2026 Duración: 01min

    Nin jaajuusnimo lagu tuhunsan yahay oo la qabtay. Ulf Kristersson oo taageeray Danmanrk. Warqadaha codbixinta oo la yarayn doono.

  • Wararka Raadiyaha Iswiidhan

    02/01/2026 Duración: 01min

    Bas ayaa kudhacay laba gaari oo kale jidka E4 banaanka Lövånger ee degmada Skellefteå. Baraf badan ayaa da`ay waan sii socon doonaa. Barashada xanuunka dhimirka ayaa dugsiyada hoose laga bilaabi doonaa.

  • Wararka raadiyaha Iswiidhen

    30/12/2025 Duración: 02min

    Waaxaha gurmadka degdegga ah ee Kiruna iyo Gällivare oo ku jira xaalad cakiran, fasaxyada darteed iyo hargab.Nin iyo haweeney 30 jiroah oo loo heeysto sagaal kiis oo khiyaano culus ah. 26 loo heeysto dil iyo meel ka dhac uu ku sameeyey meyd.

página 1 de 50