Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
AE: Australia's Immunsation Rules
23/10/2024 Duración: 09minAustralia waxay leedahay jadwal talaal oo loogu talo galay in caruurta lagu talaalo iyadoo lagu xiro talaalka lacagaha dawladu siiso waalidka.
-
-
-
Jama Farah oo qalab muhiim ah u dira Africa
22/10/2024 Duración: 16minJama Farah wuxuu ka tirsan yahay ururka Rotary Club faraciisa Footscry. Wuxuuna ku guulaystay inuu qalab caafimaad oo aad loogu baahan yahay u diro dalalka Geeska Africa.
-
Wacyigalinta kansarka iyo Dr Idil Jama
22/10/2024 Duración: 09minWaxaa Melbourne ka dhacay wacyigalinta kansarka gaar ahaan kuwa dhaca haweenka. Waxaa soo jeedisay wacyigalintaas Dr Idil jama oo caafimaadka haweenka baratay.
-
-
Ololaha Doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya miyuu bilowday?
18/10/2024 Duración: 18minMukhtar Mohamed Sayid wuxuu u tartamay doorashadii madaxweyne ee 2022, haddana wuxuu isu diyaarinayaa tan 2026.
-
-
-
Wacyigalinta caafimaadka ragga
16/10/2024 Duración: 13minWaxaa Melbourne laga furay xarun ay ku kulmaan ragu, laguna wacyigaliyo arimaha caafimaadka ragga.
-
-
Yuhuud/Islam nacaybka oo ku sii kordhaya Australia
16/10/2024 Duración: 06minWaxaa Australia ku sii kordhaya Islam iyo Yuhuud nacaybka.
-
-
Booliska Victoria iyo beegsiga midabaysan (racial profiling)
15/10/2024 Duración: 04minWarbixin ku eedaysay Booliska Victoria inay wali wado beegsi midab ku salaysan.
-
-
-
-
Australia Explained: wanta solar panel on your roof?
09/10/2024 Duración: 07minMa doonaysaa inaad gurigaaga saarto muraayadaha koronatada laga dhaliyo (solar Panel)?
-
Waraysi xildhibaan Mohamed Cumar Dalxa
08/10/2024 Duración: 15minWaxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha Wadayashiga Qaran oo mudo dhowr maalmood ah socda. Kulanka ayaa lagu waramayaa inuu is-afgarad la'aan ku dhamaaday. Professor Mohamed Cumar Dalxa waa xildhibaan hore siyaasada soomaaliyana waqti dheer ku soo jiray.
-
Hani Abdille oo ka qayb galaysa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga
08/10/2024 Duración: 11minWaxaa Sydney lagu qabanayaa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga iyo magangalyodoonka. Waxaa qayb wayn ka qaadanaya barnaamujkaas Hani Abdille oo ah gabar qoraa ah, gabyaa ah, una ololaysa arimaha xaquuqda qaxootiga.